eng
stringlengths
2
689
som
stringlengths
2
686
And give the relative his right , and [ also ] the poor and the traveler , and do not spend wastefully .
Sii qaraabada xaqeeda iyo Miskiinka iyo socdaalka hana ku xadgudbin bixin Xadgudub ( iyo si xun ) .
And give the women their bridal money willingly ; then if they willingly give you a part of it , eat ( use ) it with joy and fruition .
Siiya Haweenka Meherkooda isagoo Waajib ah hadday idiinka Raali noqoto wax ka mid ah Naftoodu Cuna idinkoo Shifaysan oo Kadban .
And Simon Peter stood and warmed himself . They said therefore unto him , Art not thou also one of his disciples ? He denied it , and said , I am not .
Simoon Butros ayaa taagnaa oo dabka kulaalayay . Haddaba waxay ku yidhaahdeen , Adiguna ma waxaad tahay xertiisii midkood ? Markaasuu inkiray oo yidhi , Ma ihi .
Watch therefore , for you don 't know when the lord of the house is coming , whether at evening , or at midnight , or when the rooster crows , or in the morning ;
Soo jeeda haddaba , waayo , idinku ma ogidin sayidkii guriga lahaa goortuu imanayo , inay tahay makhrib , ama habeenbadhkii , ama goortii diiqu ciyo , ama aroortiiba ,
Between morning and evening they are destroyed . They perish forever without any regarding it .
Subaxdii iyo fiidkii inta ka dhex leh ayay baabba 'aan ; Weligoodba way halligmaan iyadoo aan ciduna ka fikirayn.Xadhkaha teendhooyinkoodii sow lama siibo ? Way dhintaan iyagoo aan xigmad lahayn .
O thou that dwellest upon many waters , abundant in treasures , thine end is come , and the measure of thy covetousness .
Taadan biyaha badan ag deggan oo khasnadaha badanay , dhammaadkaagii waa yimid iyo qiyaastii faa 'iidadaada xaqdarrada ahu .
Whereunto I also labour , striving according to his working , which worketh in me mightily .
Taas ayaan u hawshoodaa anigoo aad u dadaalaya sida uu yahay shuqulkiisa si xoog leh igaga dhex shaqeeyaa .
That was indeed a trying test .
Taasina waa imtixaan muuqda ( oo weyn ) .
Verily , that indeed was a manifest trial
Taasina waa imtixaan muuqda ( oo weyn ) .
( And it will be said ) : ' That is because you rejoiced on earth in things of which you had no right , and were very happy .
Taasina waa waxaad ugu farxi jirteen Xumaanta dhulka dhexdiisa xaq daro iyo Waxaad la kibri jirteen .
And the seven thin and ill favoured kine that came up after them are seven years ; and the seven empty ears blasted with the east wind shall be seven years of famine .
Toddobada sac oo weyd ah oo foosha xun , oo ka soo daba baxay waa toddoba sannadood , oo haddana toddobada sabuul oo madhan , oo dabayshii bari qallajisay waxay noqon doonaan toddoba sannadood oo abaar ah .
And the seven had her , and left no seed : last of all the woman died also .
Toddobadii way wada guursadeen , dhalna kama tegin . Kulligood dabadood naagtiina waa dhimatay .
Then proclaim the Purity of your Lord while praising Him , and seek forgiveness from Him ; indeed He is the Most Acceptor of Repentance .
U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee .
And warn therewith ( the Quran ) those who fear that they will be gathered before their Lord , when there will be neither a protector nor an intercessor for them besides Him , so that they may fear Allah and keep their duty to Him ( by abstaining from committing sins and by doing all kinds of good deeds which He has or...
Ugu dig Quraanka kuwa ka Cabsan in Ioo soo kulmiyo Eebahood iyagoon lahayn Sokaydiis Qaraabo iyo Shafeece Midna inay Dhawrsadaan Darteed .
and refuse charity .
Una diida alaabta ( Laysugu kaalmeeyo ) .
Trade unions
Ururada shaqaalaha
( High ) degrees from Him and protection and mercy , and Allah is Forgiving , Merciful .
Waa Darajooyin Xaggiisa ah iyo Dambidhaaf iyo Naxariis , Eebana waa Dambi Dhaafe Naxariista .
A spring , from ( the waters ) whereof drink those Nearest to Allah .
Waa Il ay ka cabbaan kuwa Eebe u dhaw .
Indeed we were promised this , we and our forefathers before , Verily , these are nothing but tales of ancients .
Waa Naloo Yaboohay Kan ( soo Bixinta ) Anaga iyo Aabayaalkanno mar hore , kanna ma aha waxaan Warkii Dadkii hore ahayn .
We were promised this before , and so were our fathers . It is but the fictitious story of the ancients'
Waa Naloo Yaboohay Kan ( soo Bixinta ) Anaga iyo Aabayaalkanno mar hore , kanna ma aha waxaan Warkii Dadkii hore ahayn .
Who is he that overcometh the world , but he that believeth that Jesus is the Son of God ?
Waa ayo kan dunida ka adkaadaa , kan rumaystaa inuu Ciise yahay Wiilka Ilaah mooyaane ?
The feast of unleavened bread shalt thou keep . Seven days thou shalt eat unleavened bread , as I commanded thee , in the time of the month Abib : for in the month Abib thou camest out from Egypt .
Waa inaad dhawrtaan Iiddii Kibista @-@ aan @-@ khamiirka @-@ lahayn . Oo toddoba maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn , sidii aan kugu amray wakhtigii la yidhi ee bishii Aabiib ahayd , maxaa yeelay , bishii Aabiib ayaad Masar ka soo baxday .
Not a novice , lest being lifted up with pride he fall into the condemnation of the devil .
Waa inuusan ahaan mid dhowaan rumaystay , waaba intaasoo intuu kibro uu Ibliiska xukunkiisa ku dhacaaye .
He who has clean hands and a pure heart ; who has not lifted up his soul to falsehood , and has not sworn deceitfully .
Waa kii gacmihiisu nadiifsan yihiin , oo qalbigiisu daahir yahay , Oo aan naftiisa hawo been ah kor ugu qaadin , Oo aan si khiyaano leh u dhaaran .
Who is it that is your host who may help you , besides the All @-@ beneficent ? The faithless only dwell in delusion .
Waa kuma Gargaaraha Eebaha Raxmaan ah ka soo hadhay ee u gaargaari Gaalada , Gaaladu waxay ku sugan yihiin kadsoomid .
upon the day when a man shall flee from his brother ,
Waa maalinta Ruuxu ka carari Walaalkiis .
You can obtain the National Certificate of Language Proficiency in Finnish or Swedish .
Waad sameyn kartaa imtixaanka guud ee luqada Finishka ama Iswidishka .
Responsibilities of residents
Waajibaadka degenaha guriga
Progeny , one of the other , and Allah is Hearing , Knowing .
Waana Farac Qaarkood Qaar ka yimid Eebana waa Maqle oge ah .
Peace ! ... This until the rise of morn !
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi .
A large group from the earlier generations .
Waana Koox ka mid ah kuwii hore .
It is a tree that grows in the nethermost part of Hell .
Waana geed kasoobaxda gunta jaxiimo .
We gave them Our revelations , but they turned away from them .
Waana siinay Aayaadkanagii waxayna ahaayeen Kuwa xageeda ka jeedsada .
For thus saith the LORD ; Like as I have brought all this great evil upon this people , so will I bring upon them all the good that I have promised them .
Waayo , Rabbigu wuxuu leeyahay , Sidaan dadkan ugu soo dejiyey masiibadan weyn oo dhan ayaan wanaaggii aan u ballanqaaday oo dhan ugu soo dejin doonaa .
For thus saith the Lord GOD ; Behold , I will deliver thee into the hand of them whom thou hatest , into the hand of them from whom thy mind is alienated :
Waayo , Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay , Bal eeg , waxaan kugu ridi doonaa gacantii kuwa aad neceb tahay , iyo gacantii kuwii ay nafsaddaadu ka go 'day .
For the enemy hath persecuted my soul ; he hath smitten my life down to the ground ; he hath made me to dwell in darkness , as those that have been long dead .
Waayo , cadowgaa naftayda silciyey , Noloshaydiina dhulkuu ku tuuray , Oo wuxuu iga dhigay inaan meelo gudcur ah dego , sidii kuwii waagii hore dhintay .
For when they will rise from the dead , they neither marry , nor are given in marriage , but are like angels in heaven .
Waayo , goortay kuwii dhintay ka soo sara kacaan layskuma guursado , guurna layskuma siiyo , laakiin waxay yihiin sida malaa 'igaha jannada ku jira .
For I will go through the land of Egypt in that night , and will strike all the firstborn in the land of Egypt , both man and animal . Against all the gods of Egypt I will execute judgments : I am Yahweh .
Waayo , habeenkaas waxaan dhex mari doonaa dalka Masar , oo waxaan wada layn doonaa curadyada dalka Masar oo dhan , kuwa dadka iyo kuwa duunyadaba , oo ilaahyada Masar oo dhan waxaan ku soo dejin doonaa xukummo . Anigu waxaan ahay Rabbiga .
For the thing which I fear comes on me , That which I am afraid of comes to me .
Waayo , hadba wixii aan ka cabsado ayaa igu soo dega , Oo wixii aan ka baqo ayaa ii yimaada.Ma aan istareexsani , mana aan xasillooni , mana aan nasto ; Laakiinse hadba dhibaato baa ii timaada .
For if I have boasted any thing to him of you , I am not ashamed ; but as we spake all things to you in truth , even so our boasting , which I made before Titus , is found a truth .
Waayo , haddii aan xaggiisa wax uun idinku faaniyey , ma aan ceeboobin , laakiin wax walba run ahaan ayaannu idinkula hadalnay , sidaas oo kale ayaa faankayagii aan Tiitos u sheegay run u noqday .
But if thy brother be grieved with thy meat , now walkest thou not charitably . Destroy not him with thy meat , for whom Christ died .
Waayo , haddii walaalkaa cuntadaada ka calool xumaado , jacaylka kuma sii socotid . Cuntadaada ha ku baabbi 'in kii Masiixu u dhintay .
For neither did I receive it from man , nor was I taught it , but it came to me through revelation of Jesus Christ .
Waayo , kama aan helin xagga dadka , laymana barin , laakiin waxaa ii muujiyey Ciise Masiix .
For all they did cast in of their abundance ; but she of her want did cast in all that she had , even all her living .
Waayo , kulligood waxay kaga rideen waxoodii badnaa , iyaduse miskiinnimadeeday kaga ridday wixii ay lahayd oo dhan , xataa wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan .
Because the foolishness of God is wiser than men ; and the weakness of God is stronger than men .
Waayo , nacasnimada Ilaah waa ka xigmad badan tahay xigmadda dadka , oo itaaldarrada Ilaahna waa ka itaal badan tahay itaalka dadka .
For I know their works and their thoughts : it shall come , that I will gather all nations and tongues ; and they shall come , and see my glory .
Waayo , shuqulladooda iyo fikirradooda waan ogahay , oo waxay noqon doontaa inaan soo wada ururiyo quruumaha iyo afafka oo dhanba , oo iyana way iman doonaan , ammaantaydana way arki doonaan .
For I earnestly protested to your fathers in the day that I brought them up out of the land of Egypt , even to this day , rising early and protesting , saying , Obey my voice .
Waayo , si aad ah ayaan awowayaashiin ugu digay tan iyo waagii aan iyaga dalkii Masar ka soo bixiyey iyo ilaa maantadan la joogo inta ka dhex leh , anigoo goor wanaagsan u digaya oo ku leh , Codkayga addeeca .
For the son dishonoureth the father , the daughter riseth up against her mother , the daughter in law against her mother in law ; a man 's enemies are the men of his own house .
Waayo , wiil wuxuu sharaf jebiyaa aabbihiis , gabadhuna waxay ku kacdaa hooyadeed , oo naaguna waxay ku kacdaa soddohdeed , oo nin cadowgiisuna waa dadka gurigiisa .
Let the priests , the ministers of the LORD , weep between the porch and the altar , and let them say , Spare thy people , O LORD , and give not thine heritage to reproach , that the heathen should rule over them : wherefore should they say among the people , Where is their God ?
Wadaaddada midiidinnada Rabbiga ahu balbalada iyo meesha allabariga dhexdooda ha ku ooyeen , oo iyagu ha yidhaahdeen , Rabbiyow , dadkaaga u tudh , oo dadka dhaxalkaaga ah wax la caayo ha ka dhigin oo yaanay quruumuhu iyaga u taline . Waayo , bal maxaa dadyowga dhexdooda looga odhan doonaa , Bal meeh Ilaahooda ?
Peace be to the brothers , and love with faith , from God the Father and the Lord Jesus Christ .
Walaalaha ha u ahaadeen nabad iyo jacayl rumaysad la jiro oo xagga Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix ka yimid.Kulligood kuwa Rabbigeenna Ciise Masiix jacaylka aan dhammaanayn ku jecel , nimco ha u ahaato .
Brethren , be not children in understanding : howbeit in malice be ye children , but in understanding be men .
Walaalayaalow , carruur ha ka noqonina xagga maanka , xagga xumaantase dhallaan ka ahaada , laakiin xagga maanka dad waaweyn ka ahaada .
You shall not see your brother 's ox or his sheep go astray , and hide yourself from them : you shall surely bring them again to your brother .
Walaalkaa dibigiisa ama laxdiisa oo baxsi ah intaad aragtid waa inaadan ka dhuuman , laakiinse hubaal waa inaad walaalkaa u soo celisaa .
And My brother Harun ! He is more eloquent than I in speech ; wherefore send him with me as a support , to corroborate me ; verily I fear that they shall belie me .
Walaalkay Haaruunbaana iga Fasiixsan Carrabka ( Hadalka ) , ee Ila Dir Xoojin ha ii Rumeeyee , waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan .
Can the papyrus grow up without mire ? Can the rushes grow without water ?
War miyaa cawdu ka bixi kartaa meel aan dhoobo lahayn ? Cawsduurkuse miyuu bixi karaa biyola 'aantood ?
Read more : Upper secondary school
Warar dheeraad ah ka sii aqri : Dugsiga sare
Of the mighty Announcement ,
Warkii waynaa xaggiisa ( Qiyayaamada ama Quraanka ) .
Keep far from a false charge , and don 't kill the innocent and righteous : for I will not justify the wicked .
Wax been ah ka fogow ; oo ha dilin mid aan eed lahayn iyo kan xaqa ah ; waayo , anigu xaq ka dhigi maayo kan shar fala .
Unaffected
Wax ma 'yeeleyso
The Thamud rejected the warnings ,
Waxaa beenisay ( xaqii ) loogu digay Thamuud .
There is one gone forth out of you , who devises evil against Yahweh , who counsels wickedness .
Waxaa kaa soo baxay mid Rabbiga wax shar ah u fikira , oo xumaato ku taliya .
Therefor Glory be to Him in Whose hand is the dominion over all things ! Unto Him ye will be brought back .
Waxaa nasahan ( xumaan ka fog ) Eebaha awooddiisu ku jirto xukunka wax kasta , xaggiisana laydiinsoo celin .
Nay ; I swear by the moon ,
Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye .
Only those who do not believe in Allah 's signs attribute lies and fabrications ; and they themselves are liars .
Waxaa uun abuurta Been kuwaan rumayn Aayaadka Eebe kuwaasuna iyaga umbaa Beenaalayaala .
They only forge falsehood , who believe not in the signs of God , and those -- they are the liars .
Waxaa uun abuurta Been kuwaan rumayn Aayaadka Eebe kuwaasuna iyaga umbaa Beenaalayaala .
You will see among them many who rush into sin and wickedness , and devour unlawful gain . How evil are the things they do !
Waxaad Arkaysaa wax Badan oo ka mid ah oo u degdegi dambiga iyo Colnimada iyo cunidda Xaaraanta , waxaa Xumaan badan waxay Fali .
They on whom ye call beside Him have no power to help you , nor can they help you , nor can they help themselves .
Waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow ma karaan Gargaarkiinna Naftoodana uma Gargaarayaan .
Say : " Had God pleased I would never have recited it to you , nor would He have given you comprehension of it . ( Remember that I am one of you ) and have lived a whole life with you before ( its revelation ) . Even then you do not understand . "
Waxaad Dhahdaa Hadduu doono Eebe idnikiima Akhriycen idinmana Ogaysiiyeen isaga , waxaan ku Nagaaday Dhexdiinna ka hor Cimri ee Meyeydaan wax kasayn .
Shall I tell thee of a worse ( case ) than theirs for retribution with Allah ? ( Worse is the case of him ) whom Allah hath cursed , him on whom His wrath hath fallen and of whose sort Allah hath turned some to apes and swine , and who serveth idols . Such are in worse plight and further astray from the plain road .
Waxaad Dhahdaa maydinka warramaa waxa ka Sharbadan Arrintaas abaal Marinta Eebe Agtiisa waa mid Eebe Nacladay una Cadhooday kana Yeelay Daanyeerro , Doofaarro iyo Shaydaan Caabude , Kuwaasay Shar badantahay Meejoodu kana Dhumid Badan Jidka Toosan .
Say : " Have you thought of those you invoke apart from God ? Show me what they have created of the earth , or , do they have a share in the heavens ? Bring me an earlier Book than this , or inherited knowledge , if you are truthful . "
Waxaad Dhahdaa nabiyoow bal ka warrama waxaad caabudaysaan ee Eebe ka soo hadhay ina tusiya waxay ku abuureen dhulka , ama shirkad ah oy ku leeyihiin Samaawaadka , ii keena ( oo i tusiya ) Kitaab Quraanka , ka horreyay , ama wax raad cilmi ah , haddaad run sheegeeysaan .
Say , ' It has been revealed to me that your God is the One God . So will you submit ? '
Waxaad Dhahdaa waxaa uun lay Waxyooday Aniga in Ilaaheennu Ilaah kaliya yahay ee Idinku Muslimiin ma Tihiin ( Ma Hogaansameysaan ) .
Proclaim , " Yes , and with disgrace . "
Waxaad dhahdaa haa waalaydin soo celin idinkoo waliba dullaysan .
Say , ' My Lord has only forbidden indecencies , the outward among them and the inward ones , and sin and undue aggression , and that you should ascribe to Allah partners for which He has not sent down any authority , and that you should attribute to Allah what you do not know . '
Waxaad dhahdaa wuxuu uun Xarrimay Eebahay wax Xun kan Muuqda iyo ka Qarsoonba , iyo Dambiga , iyo Xad Gudub Xaq darro iyo inaad la wadaajisaan Eebe wuxuusan Xujo u soo Dejinin , iyo inaad ku Sheegtaan Eebe waxaydaan Ogayn " Xaqnimadiisa . "
Say , " Who provides for you from the heavens and the earth ? " Say , " Allah . And indeed , we or you are either upon guidance or in clear error . "
Waxaad dhahdaa yaa idinka arsaaqa samooyinka iyo dhulka , waxaad dhahdaa Eebe , anaga iyo idinka mid unbaa hanuunsan ama baadicad ku sugan .
Say : " Who gives you food from the heavens and the earth ? " Say : " God . Surely either you or we are on guidance , or are lost in clear error . "
Waxaad dhahdaa yaa idinka arsaaqa samooyinka iyo dhulka , waxaad dhahdaa Eebe , anaga iyo idinka mid unbaa hanuunsan ama baadicad ku sugan .
You can :
Waxaad ka cadsan kartaa :
Command the children of Israel that they put out of the camp every leper , and everyone who has an issue , and whoever is unclean by the dead .
Waxaad reer binu Israa 'iil amar ku tidhaahdaa , Xerada ka saara mid kasta oo baras qaba , iyo mid kasta oo dheecaan ka dareera , iyo mid kasta oo meyd ku nijaasoobay .
You can call the shelter at any time .
Waxaad wici kartaa guryaha ammaanka xilli walba oo habeenka iyo maalinka ah .
But you took them for a mockery until they made you forget My remembrance and you used to laugh at them .
Waxaadse ka Yeelateen Jees jees intay idinka Halmaansiiyaan xuskayga ood kuna Qoslayseen .
Now We have sent down to you a Book wherein is your Remembrance ; will you not understand ?
Waxaan idiin soo Dejinay Kitaab Sharaftiinnu ku Sugantahayee Miyeydaan Kasayn .
We made what is upon the earth an ornament for it , to test them as to which of them is best in conduct .
Waxaan ka yeellay waxa Dhulka Korkiisa ah Quruxdiisa , si aan u Imtixaanno Midkooda Fiican @-@ Camal .
Consider what I say , and may the Lord give you understanding in all things .
Waxaan leeyahay ka fiirso , waayo , Rabbigu wuxuu ku siin doonaa wax walba garashadooda .
to all who are in Rome , beloved of God , called to be saints : Grace to you and peace from God our Father and the Lord Jesus Christ .
Waxaan warqaddan u qorayaa kuwa Rooma jooga oo dhan oo uu Ilaah jeclaaday , oo loogu yeedhay quduusiin . Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheen ah iyo Rabbi Ciise Masiix .
Surely I knew that I should have to meet my reckoning .
Waxaan yaqiinsanaa ( Adduunka ) inaan la kulmi Xisaabtayda .
And We made those who had been persecuted inherit the eastern and western lands which We had blessed . Thus your Lord 's gracious promise was fulfilled to the Children of Israel , for they had endured with patience ; and We destroyed all that Pharaoh and his people had wrought , and all that they had built .
Waxaana Dhaxalsiinnay Qoomkii ahaa kuwa lagu Dullaysto Bariga Dhulka iyo Galbeedkiis ( Masar iyo Shaam ) een barakaynay Dhexdiisa , wayna u Dhammaatay Kalimada ( Yaboohii ) Eebahaa ee wanagsanaa Banuu Israa 'iil samirkoodii Dartiis. waxaana Baabi 'inay wuxuu Samaynayey Fircoon iyo Qoomkiisii iyo waxay Dhisayeeen .
And We admitted him to Our Mercy , truly , he was of the righteous .
Waxaana Galinay Naxariistanada , wuxuuna ka mid ahaa kuwa Suuban .
and We delivered Moses and his companions , all of them ,
Waxaana Korinay ( Nabi ) Muuse iyo Intii la Jirtay Dhammaan .
With it , We produced for you gardens of palms and vines , yielding abundant fruit for you to eat .
Waxaana idinku Ahaysiinnay Beero Timir ah iyo Cinabyo oo Dhexdeed Khudaar Badani ku sugantahay ood wax ka Cuntaan .
'Taste My punishment and warnings ! '
Waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa .
[ It will be said ] , " You were certainly in unmindfulness of this , and We have removed from you your cover , so your sight , this Day , is sharp . "
Waxaana loo odhan waad halmaansanaydeen ariintan ( Qiyaamada ) waxaana kaafaydnay daboolkii araggaaguna Maanta waa xoog badan yahay .
Jacob 's well was there . Jesus therefore , being tired from his journey , sat down by the well . It was about the sixth hour .
Waxaana meeshaas jiray ceelkii Yacquub . Haddaba Ciise oo sodcaal ku soo daalay , wuxuu fadhiistay ceelka agtiisa . Saacaddiina waxay ku qiyaasnayd lixda .
So We sent him the divine revelation that , " Make the ship in front of Our sight , and by Our command - then when Our command comes and the oven overflows , embark in it two of every couple , and from your household except those upon whom the Word has been decreed ; and do not speak to Me in respect of these unjust pe...
Waxaana u waxyoonay ku Samee Doon Ilaalintanada iyo Waxyiganaga , markuu yimaado Amarkanagu oo Burqado Tanuurku , Gali Doonta Nooc kastaba Labo Labo iyo Ehelkaaga Ciddii Hadal u Hor maray ( Halaag ) mooyee oo ka mid ah Haygulana Hadlin ( Xaalka ) kuwa Dulmiga falay iyaga waa la Maanshayne .
We have revealed to them the truth . But they are certainly liars .
Waxaanse Siinay Xaq waana Beenaalayaal .
Afterward Jesus findeth him in the temple , and said unto him , Behold , thou art made whole : sin no more , lest a worse thing come unto thee .
Waxaas dabadeed Ciise wuxuu isaga ka helay macbudka oo ku yidhi , Bal eeg , waad bogsatay , mar dambe ha dembaabin inaan wax ka sii xumi kugu dhicin .
Thereupon a shocking catastrophe seized them , and they remained prostrate in their dwellings .
Waxaase qabtay Gariir waxayna ahaayeen kuwo Guryahoodii ku Dhintay ( Iyagoo lagdan ) .
Nay , say they , ( these are but ) muddled dreams ; nay , he hath but invented it ; nay , he is but a poet . Let him bring us a portent even as those of old ( who were Allah 's messengers ) were sent ( with portents ) .
Waxay Dheheen ( Gaaladii ) Saas ma aha ee waa Qarowyo saa ma aha ee wuu Been Abuurtay , Saas ma aha ee waa gabayaa ee ha noo keeno Aayad Sidii Lagu diray Kuwii hore .
Then the believers will say , " Are these the men who swore their strongest oaths by God , that they were with you ? " Their works will come to nothing and they will lose all .
Waxay Odhan kuwii Rumeeyey ( Xaqa ) ma kuwaasaa Kuwii ku Dhaartay Eebe Dhaar Adag inay idinla Jiraan , waxaa Hoobtay Camalkoodii waxayna ahaadeen kuwo Khasaaray .
And those who disbelieved will [ then ] say , " Our Lord , show us those who misled us of the jinn and men [ so ] we may put them under our feet that they will be among the lowest . "
Waxay dheheen kuwii Gaaloobay Eebow na tusi labadaas nadhumiyey oo Jinni iyo Insi ah aan yeelo Gomadahanaga hoostoodee si ay u noqdaan kuwo ku hooseeya ( Naarta ) .
They found their father going astray
Waxay heleen aabayaalkood oo baadi ah .
They wish you would disbelieve as they disbelieved so you would be alike . So do not take from among them allies until they emigrate for the cause of Allah . But if they turn away , then seize them and kill them wherever you find them and take not from among them any ally or helper .
Waxay jecelyihiin ( Munaafiqiintu ) inaad Gaaloowdaan siday u Gaaloobeen ood isku mid noqotaan , ha ka yeelanina Xaggooda Sokeeye intay uga hijroodaan Jidka Eebe , haddayse Jeedsadaan qabta oo ku dila Meejaad ka heshaanba , hana ka yeelanina Xaggooda Sokeeye iyo Gargaare ( Midna ) .
Yet they have taken besides Him other aliha ( gods ) that created nothing but are themselves created , and possess neither hurt nor benefit for themselves , and possess no power ( of causing ) death , nor ( of giving ) life , nor of raising the dead .
Waxay ka Yeesheen Eebe ka Sokow Ilaahyo oon Abuurayn waxba Iyagana la Abuuri una hananayn Naftooda Dhib iyo Nacfi ( Midna ) oonan hananayn Geeri iyo Nolol iyo soo Bixin ( midna ) .
In the absence of Moses his people prepared the image of a calf from their ornaments , which gave out the mooing of a cow . Yet they did not see it could neither speak to them nor guide them to the right path . Even then they took it ( for a deity ) and did wrong .
Waxay ka Yeesheen qoomkii Nabi Muuse Gadaashiis Jawhartoodii Dibi Cod leh , miyeyna arkaynin inuusan lahadlaynin kuna Toosinaynin Jid , way Yeesheen iyagoo Daalimiin ah .